HomeWararKu Dhawaad 30 Qof oo Lagu Dilay Weerar Al Shabab ay Ku...

Ku Dhawaad 30 Qof oo Lagu Dilay Weerar Al Shabab ay Ku qabsadeen Saldhiga AMISOM Ee Lego

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ugu Yaraan 30 Askari oo ka tirsan Ciidamadda AMISOM ayaa ku geeriyooday Tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen Weerar xoogan oo lagu qaaday fariisin AMISOM ay ku leedahay Deegaanka Leego.

Dadka deegaanka waxa ay sheegeen in Al Shabab ay halkasi ku Gubeen Gawaari ay leeyihiin AMISOM Hub badana ay halkasi kala tageen Kooxda Al Shabab.

Waxa jira Warar sheegaya in Khasaaraha uu intaasi ka badan yahay balse Dowladda iyo AMISOM Midna faahfaahin badan kama bixin Weerarkan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories