HomeWararFaahfaahin: Al Shabab oo Leego ku gubtay Gawaarida AMISOM

Faahfaahin: Al Shabab oo Leego ku gubtay Gawaarida AMISOM

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in Kooxda Al Shabab ay halkasi ku gubtay Gawaari ay leeyiin Ciidamada AMISOM (Burundi). Warar kale ayaa sheegaya in Kooxda ay halkasi ka qaadatay Hub yaalay Xarunta Saldhigga AMISOM oo ay Saakay weerareen. Warbaahinta Al Shabab waxa ay sheegeysaa in Dagaalamayaal iyagga ka tirsan iney […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Deegaanka Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in Kooxda Al Shabab ay halkasi ku gubtay Gawaari ay leeyiin Ciidamada AMISOM (Burundi).

Warar kale ayaa sheegaya in Kooxda ay halkasi ka qaadatay Hub yaalay Xarunta Saldhigga AMISOM oo ay Saakay weerareen.

- Advertisement -

Warbaahinta Al Shabab waxa ay sheegeysaa in Dagaalamayaal iyagga ka tirsan iney Calanka Madow Ee Kooxda ay ka taageen Saldhigga AMISOM balse Dalsan Weli ma xaqiijin karto Warkasi.

AMISOM dhinaceeda waxa ay xaqiijisay oo kaliya in Weli Dagaal uu ka socda Xarunteeda Leego.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan.

Latest stories