HomeWararDeg Deg: Al Shabab oo Leego Ka Afduubatay 23 Sarkaal oo Dowladda...

Deg Deg: Al Shabab oo Leego Ka Afduubatay 23 Sarkaal oo Dowladda ka tirsan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ugu yaraan 23 Sarkaal oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayay maanta ka afduubteen Dagaalamayaasha Kooxda Al Shabab deegaanka Leego ee gobolka Shabeeladda Hoose.

Dadka la afduubtay waxa kamid ah Gudoomiye ku xigeenka Deegaanka leego sida ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay sheegeen.

Sido kale waxa jira Warar kale oo sheegaya in Maanta isaganna la waayay Gudoomiyaha Deegaanka Leego oo aan faahfaahin badan laga heynin halka uu qabtay.

Al Shabab ayaa ugu yaraan 30 qof ku dhishay Dagaal Saakay waabarigii hore ay ku qaaday Xero AMISOM ay ku leeyihiin Leego.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories