HomeWararFaahfaahin: Ugu Yaraan 14 qof oo Ku Dhimatay Qaraxii Lala Eegtay Wafdiga...

Faahfaahin: Ugu Yaraan 14 qof oo Ku Dhimatay Qaraxii Lala Eegtay Wafdiga Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ugu Yaraan 14 qof oo ay ku jireen 8 Shacab ah,4 askari iyo 2 qof oo ah kuwii isqarxiyay ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen. Danjiraha Imaaraadka Carabta Ee Soomaaliya ayaa Ka Badbaaday Weerarkasi. Waxa jira tiro kale oo intaasi ka badan oo iyaggana dhaawacyo ay ka soo gaareen Qaraxaasi oo wafdiga lagula eegtay agagaarka Tarabuunka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu Yaraan 14 qof oo ay ku jireen 8 Shacab ah,4 askari iyo 2 qof oo ah kuwii isqarxiyay ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen.

Danjiraha Imaaraadka Carabta Ee Soomaaliya ayaa Ka Badbaaday Weerarkasi.

- Advertisement -

Waxa jira tiro kale oo intaasi ka badan oo iyaggana dhaawacyo ay ka soo gaareen Qaraxaasi oo wafdiga lagula eegtay agagaarka Tarabuunka.

Kooxda Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarka ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama aysan hadlin Weerarkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts