HomeWararBan Ki-moon oo ku baaqay in tallaabo Milliteri lagala hortago Alshabaab, Alqaacida,...

Ban Ki-moon oo ku baaqay in tallaabo Milliteri lagala hortago Alshabaab, Alqaacida, Daacish iyo Boko Haram

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon ayaa hadalkaasi ku sheegay khudbad uu shalay ka jeediyey Xarunta Barlamaanka Europe ku leeyihiin magaalladda Strabourg ee W/bari ee dalka Faransiiska.

Waxa uu ugu baaqay Golaha Europe inay ka hortagaan dhamaan falalka lagu waxyeeleynayo Xorriyadaha muhiimka ah, gaar ahaan Tacadiyadda loo geysto Bulshadaha Rayidka, Warbaahinta Madaxa-bannaan iyo Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha.

Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon waxa kaloo uu sheegay inay  cabsi-gelinta Kooxaha Islaamiyiinta ay gaartay meel adag, loona baahan yahay in la qaado Tallaabo lagu sugayo Ammaanka, loogana hortagayo Kooxahaasi.

“Cabsida ay sababaan Daacish, Alshabaab, Boko Haram, Alqaacida iyo Kooxaha kale, waxay u baahan yihiin in laga qaado tallaabo dhinaca ammaanka iyo xitaa Hawlgallo Milliteri” ayuu yiri Ban Ki-moon.

Waxa uu sheegay in Jihadistayaasha ka hawlgala dalalka Syria, Somalia, Iraq iyo Nigeria dhamaantooda geysteen Tacadiyo ka baxsan Xuquuqda Aadanaha, waa sida uu hadalka u dhigay Ban Ki-moon.

http://sputniknews.com/world/20150623/1023736213.html#ixzz3dwiJF2OR

© Warqabadka Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories