HomeWararAlshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda falkii Isqarxinta ee lala beegsaday Wafdi Ajnabi...

Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda falkii Isqarxinta ee lala beegsaday Wafdi Ajnabi ah

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay, dhowr kalena wey ku dhaawacmeen fal isqarxin ah oo lala beegsaday Kolonyo gawaari gelbinayey Wafdi ka socday dalka Imaaraadka Carabta. Wafdiga ayaa la sheegay inay la socdeen gawaarida nooca aysan xabbaduhu ka dusi karin ee bulletproof car Afhayeenka Alshabaab ugu qaabilsan Hawlgalladda,  C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay inay […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay, dhowr kalena wey ku dhaawacmeen fal isqarxin ah oo lala beegsaday Kolonyo gawaari gelbinayey Wafdi ka socday dalka Imaaraadka Carabta.

Wafdiga ayaa la sheegay inay la socdeen gawaarida nooca aysan xabbaduhu ka dusi karin ee bulletproof car

- Advertisement -

Afhayeenka Alshabaab ugu qaabilsan Hawlgalladda,  C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay inay iyagu ka dambeeyeen weerarkaasi oo ka dhacay agagaarka Tirbuunka ee magaalladda Muqdisho.

Afhayeenka ayaa arrintaasi ku sheegay Qoraal uu u diray Telefishinka Aljazeera, wuxuuna xusay inay beegsadeen gaari waday cadowga Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lala beegsaday gaari Tekniko ah oo gelbinayey Wafdiga ka socday dalka Imaaraadka.

- Advertisement -

Muuqaalo la soo bandhigay ayaa laga dheehday khasaaraha ka dhashay qaraxaasi oo aad u xoog badnaa.

Xigasho: Aljazeera.

 

© Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories