HomeWararNinkii ugu cayilka badnaa dalka Britain oo geeriyooday (Sawirro)

Ninkii ugu cayilka badnaa dalka Britain oo geeriyooday (Sawirro)

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ninkaasi oo lagu magacaabi jirey Carl Thompson ayaa la sheegay inuu maanta geeriyooday, kadib, markii uu in ka badan hal sanno uu  saarnaa sarriirtiisa. Carl Thompson oo 33 jir ahaa ayaa la sheegay in maydkiisa laga helay gudaha q dhismo uu ka degganaa Dover, Kent. Saraakiisha Boliska, dab-damiska iyo Adeegga Ambalaasyadda ayaana gaaray halkii uu ku geriyooday, waxayna […]

- Advertisement -

Ninkaasi oo lagu magacaabi jirey Carl Thompson ayaa la sheegay inuu maanta geeriyooday, kadib, markii uu in ka badan hal sanno uu  saarnaa sarriirtiisa.

Carl Thompson oo 33 jir ahaa ayaa la sheegay in maydkiisa laga helay gudaha q dhismo uu ka degganaa Dover, Kent.

- Advertisement -

Saraakiisha Boliska, dab-damiska iyo Adeegga Ambalaasyadda ayaana gaaray halkii uu ku geriyooday, waxayna ku qaadatay muddo dhowr saacadood sidii ay u soo bixin lahaayeen maydka.

Carl Thompson waxa uu horraantii sannadkan ka soo muuqday Telefishinka ITV, wuxuuna codsaday in laga kaalmeeyo sidii uu u dhimi lahaa miisaakiisa, iyadoo sariir-yaal ahaa wax ka badan ka sanno.

Miisaankiisa ayaa la sheegay inuu aad u kordhay saddexdii sanno ee ugu dambaysay.

- Advertisement -

Carl Thompson waxa uu ahaa Iskaabulo keligiisa nool, muddo 10-sanno  ma lahayn  gabar uu saaxiib la ahaa.

Waxa  shaqo ugu dambeysay isagoo 17-jir oo uu ka shaqeeyey Wershad lagu farsameeyo  cuntooyinka.

Hooyadiisa waxay sannadkii 2012-kii u geeriyootay xanuun dhinaca Maskaxda.

fat 000 fat 2 fat 3 fat 4

Waxaa Turjumay Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

 

Latest stories