HomeWararMarkab dagaalka hawlgalka Atalanta ee ESPS Galicia oo dushiisa lagu soo dhaweeyay...

Markab dagaalka hawlgalka Atalanta ee ESPS Galicia oo dushiisa lagu soo dhaweeyay madax Somaliyed

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Iyago ku gudo jira hawlahooda ladagalaanka burcad badeedka xeebaha Soomaliya, markab dagaalka hawlgalka Atalanta ee calankiisu yahay ESPS Galicia wuxu ku soo dhaweeyay dushisa madax Somaliyed oo dhawr ah. Kulannada dhoocan ah waxay kor u qaadan xiriirka ku salaysan isfahamka iyo aaminaada u dhexeeya ciidamada badda ee ladagaalanka burcad badeedka iyo bulshada Soomaliyed. Taliyaha sare […]

- Advertisement -

Iyago ku gudo jira hawlahooda ladagalaanka burcad badeedka xeebaha Soomaliya, markab dagaalka hawlgalka Atalanta ee calankiisu yahay ESPS Galicia wuxu ku soo dhaweeyay dushisa madax Somaliyed oo dhawr ah. Kulannada dhoocan ah waxay kor u qaadan xiriirka ku salaysan isfahamka iyo aaminaada u dhexeeya ciidamada badda ee ladagaalanka burcad badeedka iyo bulshada Soomaliyed.

Taliyaha sare ee ciidanka la socda markab dagaalka ESPS Galicia iyo taliya sare ee ciidanka Midowga Yurub oo hambalyo iyo boogaadin uu gudbiyay madaxdii Soomaliyed. Wadahadalladii waxaa ka mid aha dhawr arrimood oo muhiim aha oo ay madaxdu ka dhawaajiyen sida dhibaatoyinka ay ku qabaan maraakiibta ajnabiga ah ee ka kallumaysta xeebaha Soomaliya iyo xaalada dagal ee ka jirta dalka Yemen iyo saameynta ay ku leedahay dhaqaalaha wadanka.

- Advertisement -

Madaxdii halkaas waxay ka sheegen inay aad ugu faraxsanyihiin shaqada ay qabtaan ciidanka badda ee Midowga Yurub sida ay ula tacaalan ee uga cayriyan xeebaha Soomaliya burcad badeedka.

Latest stories