HomeWararMadaxweynaha oo Shalay qaabiley wafdi ka socda urur goboleedka IGAD

Madaxweynaha oo Shalay qaabiley wafdi ka socda urur goboleedka IGAD

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu shalay kulan la yeeshay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu horkacayey Xoghayaha Guud ee ururka Mudane Maxbuub Macallin. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn wafdiga uga mahadceliyey doorka IGAD ay ka qaadato arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdiga ayaa ka wadahadley xaaladda Soomaaliya, Hiigsiga 2016 ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu shalay kulan la yeeshay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu horkacayey Xoghayaha Guud ee ururka Mudane Maxbuub Macallin.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn wafdiga uga mahadceliyey doorka IGAD ay ka qaadato arrimaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo wafdiga ayaa ka wadahadley xaaladda Soomaaliya, Hiigsiga 2016 ee waddanka loogu qabanayo doorasho iyo halka ay marayaan barnaamijyada dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta ee waddanka ka socda.

Xoghayaha Guud ee IGAD, Maxbuub Macallin oo isna halkaasi ka hadley ayaa ammaaney horumarka dhanka siyaasadda iyo nabadgelyada ee ay Soomaaliya ku tilaabsatey, isagoo intaa raaciyey in IGAD aysan marnaba ka daali doonin taageerada ay u fidiso Soomaaliya ilaa iyo inta waddanka uu dib cagihiisa isu taagayo.

Kulanka ayaa ku dhammaadey jawi is-afgarad, waxaana goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka socdey IGAD.

- Advertisement -

-DHAMMAAD-
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so

unnamed  3

IB0A6126

IB0A6179

IB0A6124

IB0A6144

unnamed  9

unnamed  4

IB0A6103

IB0A6115

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts