HomeWararGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo La Filayo Inuu Maanta Tago Cadaado

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo La Filayo Inuu Maanta Tago Cadaado

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Maanta lagu wadaa inuu u ambabaxo Magaaladda Cadaado Ee Gobolka Galguduud halkasi oo Maanta lagu dhaarin doono Xildhibaanadda baarlamanka Maamulka Goboladda Dhexe Soomaaliya. Jawaari ayaa lagu wadaa sido kale inuu la kulmo Musharixiinta Maamulka Gobolada Dhexe Soomaaliya,kuwaas oo imminka badankooda ku sugan Magaalada Cadaado. Waxa ka soo kordha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Maanta lagu wadaa inuu u ambabaxo Magaaladda Cadaado Ee Gobolka Galguduud halkasi oo Maanta lagu dhaarin doono Xildhibaanadda baarlamanka Maamulka Goboladda Dhexe Soomaaliya.

Jawaari ayaa lagu wadaa sido kale inuu la kulmo Musharixiinta Maamulka Gobolada Dhexe Soomaaliya,kuwaas oo imminka badankooda ku sugan Magaalada Cadaado.

- Advertisement -

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts