HomeWararDEG DEG; Nabadoon Caan Ahaa Oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne

DEG DEG; Nabadoon Caan Ahaa Oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Dabley Hubeesan ayaa gabaldhicii maanta magaalada Baladweyne ku toogtay Nabadoon Xasan Oog oo caan ka ahaa Magaaladaasi.

Dilka ayaa la shaaciyay in ay geesteen labo ruux oo ku hubeesnaa bastoolado.

Nabadoonka ayaa la dilay xilli uu sii galayay gurigiisa oo ku yaala xaafada Buunda Weyn ee magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waa Nabadoonkii Labaad Todobaadkan gudihiisa lagu dilo Magaalada Baladweyne.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories