HomeWararDEG DEG: Gudoomiye Muungaab Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay 60 Shaqaale

DEG DEG: Gudoomiye Muungaab Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay 60 Shaqaale

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo nuqul Kamida ay heshay Dalsan ayaa lagu sheegay in shaqada laga casilay 60 shaqaale oo ka tirsanaa maamulka gobolka.

Shaqaalaha la casilay ayaa isugu jira 10 Agaasimeyaal iyo Taliyayaal Ciidan.

Ujeedka Ruqsadda 60-ka Shaqaale ayaa Lagu Sheegay Shaqaale Dhimis Guud.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories