HomeWararFaahfaahin: Ugu Yaraan Seddex Ruux oo Ku Dhimatay Weerar Lala Eegtay Xarun...

Faahfaahin: Ugu Yaraan Seddex Ruux oo Ku Dhimatay Weerar Lala Eegtay Xarun Lagu Tababaro Nabad Sugida

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ugu yaraan Seddex qof oo Mid kamid ah uu yahay Askari ka tirsan Dowladda Soomaaliya Labada kalena ay ka tirsan yihiin Kooxda Al Shabab ayaa ku geeriyooday Weerar Culus oo saakay lala beegsaday Iskuul lagu tababaro Ciidamadda Sirdoonka Soomaaliya. Weerarka ayaa ku bilawday Qarax loo adeegsaday gaari nooca Noohada waxana Markasi xigay Israsaaseen Xoogan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan Seddex qof oo Mid kamid ah uu yahay Askari ka tirsan Dowladda Soomaaliya Labada kalena ay ka tirsan yihiin Kooxda Al Shabab ayaa ku geeriyooday Weerar Culus oo saakay lala beegsaday Iskuul lagu tababaro Ciidamadda Sirdoonka Soomaaliya.

Weerarka ayaa ku bilawday Qarax loo adeegsaday gaari nooca Noohada waxana Markasi xigay Israsaaseen Xoogan oo dhexmartay Kooxdii Weerarka Soo qaaday iyo Ciidamadda Nabad Sugida Soomaaliya.

- Advertisement -

Dad deegaanka ayaa sheegaya in Khasaaro badan uu jiro Balse Hey’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay iney soo bandhigi doonan khasaaraha Weerarka.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banadir Cabdifatax Cumar Xalane ayaa Dalsan u sheegay in Weerarka Dowladda uu kaga dhintay Hal Askari halka Al Shababna ay kaga geeriyoodeen laba Dagaalame.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts