HomeWararDeg Deg: Qarax iyo Rasaas Xoogan oo Laga Maqlay Agagaarka Xarunta Nabadsugida...

Deg Deg: Qarax iyo Rasaas Xoogan oo Laga Maqlay Agagaarka Xarunta Nabadsugida Shibis

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qarax Xoogan iyo Rasaas badan oo la isweydarsaday ayaa laga maqlay Meel ku dhaw Iskuulka Shibis oo aan isagana ka fogeyn Xarunta Nabad Sugida Degmadda Shibis. Rasaas xoogan ayaa weli laga maqlayaa waxana goobta gaaray Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo uu ku jiro Afhayeenka Gobolka Banadir Cabdifatax Cumar Xalane. Waxii ka soo kordha halkan […]

- Advertisement -

Qarax Xoogan iyo Rasaas badan oo la isweydarsaday ayaa laga maqlay Meel ku dhaw Iskuulka Shibis oo aan isagana ka fogeyn Xarunta Nabad Sugida Degmadda Shibis.

Rasaas xoogan ayaa weli laga maqlayaa waxana goobta gaaray Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo uu ku jiro Afhayeenka Gobolka Banadir Cabdifatax Cumar Xalane.

- Advertisement -

Waxii ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories