HomeWararAfhayeenka Alshabaab oo sheegay inay ka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Shibis

Afhayeenka Alshabaab oo sheegay inay ka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Shibis

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Afhayeenka Alshabaab ugu qaabilsan Hawlgalladda  Milliteriga, Sheekh C/casiis Abu Muscab oo goor dhow la hadlay Wakaalladda Wararka ee REUTERS ayaa sheegay inay Alshabaab kaa dambeeyeen weerarkii saakayto lagu qaaday Dhismo ay Ciiddanka Nabad-sugidda ku tababartaan oo ku yaalla Degmadda Shibis.

Afhayeenka waxa uu sheegay inay weerareen goobtaasi, isla markaana ay dileen ciiddan badan, waa sida uu u sheegay Wakaalladda REUTERS.

Waxa kaloo uu intaasi ku daray inay qabsadeen Dhismaha lagu tababarayey Ciiddanka Nabadsugidda, isla markaana ay ka dhex dagaalamayaan.

Dagaalame ka tirsan Alshabaab oo  watay gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa  ayaa la sheegay inuu isku qarxiyey afaafka hore ee Dhismaha lagu tababaro Ciiddanka Nabad-sugidda oo ku yaalla agagaarka Dugsigii Sare ee Shibis.

Warar madax bannaan ayaa sheegayo inay Ciiddanka Ammaanka ee Dowladda Federalka haatan gacanta ku hayaan Dhismahaasi, isla markaana ay xaalladdu deggan tahay.

Xigasho: REUTERS

© Warqabadka Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories