HomeWararTahriibayaal Somali oo lagu xiray Kenya oo la soo maxkamadeeyey

Tahriibayaal Somali oo lagu xiray Kenya oo la soo maxkamadeeyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Maxkamadda Degmadda Mwingi ayaa la soo taagay 32 dhallinyarro Somali, kuwaasi oo shalay lagu qabtay iyagoo la socday gaari Xamuul oo ka yimid qeybo ka mid ah Goballadda W/bari  ee Kenya.

Dareewalkii gaariga, Robert Mwangi  iyo Kirishboygiisa, Erik Mawanziya Tiito  ayaa la soo taagay Maxkamadd, iyagoo lagu soo oogay inay dad tahriibinayeen.

Sarkaalka Dembi-baarista Boliska, Charles Maragu ayaa ka codsaday Maxkamadda in la siiyo saddex maalmood, si ay baaritaano dheeraad ah ugu sameeyaan Tahriibayaasha Soomaalida.

Garsooraha Maxkamadda ayaa oggolaaday codsiga Baarayaasha, waxaana Tahriibayaasha oo ka kooban 20-rag iyo 12 haween lagu xiray Saldhiga Boliska Mwingi, waxaana  dib loo soo maxkamadayn doonaa bishan 22-da.

somali kenya lagu xiray SOMALI LA QABTAY

Xigasho: Thestar.com  

© Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories