HomeWararSoomali ku sii jeeday Nairobi oo la qabtay

Soomali ku sii jeeday Nairobi oo la qabtay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Boliska Degmadda Mywingi ayaa sheegay inay qabteen gaari xamuul oo waday 32 muwaadiniin Soomaali ah oo ku sii jeeday magaalladda Nairobi, kadib, markii ay Boliska ilaalo ku hayeen dadkaasi la tahriibinayey. Qabashadaasi ayaa lagu tilmaamay tii ugu ballaarnayd ee lagu qbati dad shisheeye ah, iyadoo Boliska cayrsadeen gaarigaasi. Soomaalida ayaa lagu qabtay waddada isku xirta […]

- Advertisement -

Boliska Degmadda Mywingi ayaa sheegay inay qabteen gaari xamuul oo waday 32 muwaadiniin Soomaali ah oo ku sii jeeday magaalladda Nairobi, kadib, markii ay Boliska ilaalo ku hayeen dadkaasi la tahriibinayey.

Qabashadaasi ayaa lagu tilmaamay tii ugu ballaarnayd ee lagu qbati dad shisheeye ah, iyadoo Boliska cayrsadeen gaarigaasi.

- Advertisement -

Soomaalida ayaa lagu qabtay waddada isku xirta Garissa iyo Nairobi, waxayna ka koobnaayeen 20 rag iyo 12-haween.

Dhinaca kale, dadkaasi ayaa la filayaa in maalinta Isniinta ee soo socota la soo taago Maxkamadda Nairobi, waxaana la sheegay inay haatan ku xiran yihiin Saldhig ku yaalla magaalladda Nairobi.

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories