HomeWararMadaxweynihii hore ee Kenya oo Britain ka dalbaday inay taageero ka geystaan...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo Britain ka dalbaday inay taageero ka geystaan La-dagaalanka Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya, Mwai Kibaki oo hoggaaminayo Mas’uuliyiinta soo dhaweysay Go’aanka ay Dowladda Britain dib ugu eegtay Socdaalka ay Muwaadiniinta Britain ku tagaan dalka Kenya ayaa sheegay inay tallabadaasi dhiiri gelinayo Dalxiiska Kenya. Kibaki waxa uu sheegay in labada waddan uu ka dhexeeyo Xiriir Taariikhi ah oo aan la illabai karin, wuxuuna mar […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya, Mwai Kibaki oo hoggaaminayo Mas’uuliyiinta soo dhaweysay Go’aanka ay Dowladda Britain dib ugu eegtay Socdaalka ay Muwaadiniinta Britain ku tagaan dalka Kenya ayaa sheegay inay tallabadaasi dhiiri gelinayo Dalxiiska Kenya.

Kibaki waxa uu sheegay in labada waddan uu ka dhexeeyo Xiriir Taariikhi ah oo aan la illabai karin, wuxuuna mar kale Dowladda Britain ugu baaqay inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan La-dagaalanka Alshabaab.

- Advertisement -

Hadalkiisa ayaa soo baxay kadib, markii uu Ergayga Britain u jooga dalka Kenya, Christian Turner sheegay haddii la xaqiijiyo in Muwaadin British ah ka mid ahaa Dagaalamayaasha Alshabaab ee lagu dilay dagaalkii ay ciiddanka Kenya kula galeen duleedka Degmadda laamu inay taasi lama huraan ka dhigayo in loo midoobo La-dagaalanka Alshabaab.

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories