HomeWararAl Shabab oo Xalay Weerartay Xarun Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Afgooye

Al Shabab oo Xalay Weerartay Xarun Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Afgooye

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dagaalamayaal katirsan Kooxda Al Shabab ayaa xalay weerar Culus ku  i keeyay Fariisin Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Degmadda Afgoye Ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose. Wariyaha Radio dalsan Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa soo sheegaya in Ugu Yaraan Weerarka lagu dilay 3 Askari laguna dhaawacay Laba askari oo kale. Kooxda Al Shabab ayaa sheegtay in […]

- Advertisement -

Dagaalamayaal katirsan Kooxda Al Shabab ayaa xalay weerar Culus ku  i keeyay Fariisin Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Degmadda Afgoye Ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose.

Wariyaha Radio dalsan Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa soo sheegaya in Ugu Yaraan Weerarka lagu dilay 3 Askari laguna dhaawacay Laba askari oo kale.

- Advertisement -

Kooxda Al Shabab ayaa sheegtay in Boqolaal katirsan Ciidankeeda ay waqti kooban ku sugnaayeen Afgooye islamarkaana ay dadka ugu qudbeeyeen Halkasi.

Latest stories