HomeWararRW Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Radio Dalsan Uga Mahadceliyay...

RW Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Radio Dalsan Uga Mahadceliyay Tartanka Degmooyinka Dalka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa uga Mahadceliyay Radio Dalsan iney qabato Tartanka Bisha Ramadan oo ay ka qeybgalayaan 24 Degmo oo dhaca Koonfurta iyo bartamah Dalka. Farmaajo ayaa sheegay iney aad u wanaagsan tahay in Markan lagu tartamo aqoon halka markii hore dhalinyaradda ay ku mashquulsanayeen Arrimo aad uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa uga Mahadceliyay Radio Dalsan iney qabato Tartanka Bisha Ramadan oo ay ka qeybgalayaan 24 Degmo oo dhaca Koonfurta iyo bartamah Dalka.

Farmaajo ayaa sheegay iney aad u wanaagsan tahay in Markan lagu tartamo aqoon halka markii hore dhalinyaradda ay ku mashquulsanayeen Arrimo aad uga fog dhinaca Waxbarshadda.

- Advertisement -

tartanka Radio Dalsan Ee Sanadkan waxa iska kaashtay Hey’adda Wacyigelinta Bulshada Ee CCA,Shirkadda Daabacadda Supersign iyo Radio Dalsan.

Degmadii ku guuleysata Tartan bisha Ramadan Ee Idaacadda Dalsan waxa ay heli doontaa Abaalmarin qiimo leh oo aad uga duwan kuwii la bixin jiray Sanadihii aan soo dhaafnay.

Ramadan Kariim.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts