HomeWararGudoomiyaha Gobolka Banadir oo Xalay Furay Tartanka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan

Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Xalay Furay Tartanka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xalay si rasmi ah u furay Tartanka Bisha Ramadan Ee Degmooyinka Dalka Soomaaliya. Muungaab ayaa aad ugu amaanay Radio Dalsan doorka ay ka qaadaneyso Horumarinta Waxbarshadda Dalka. Gudoomiye Muungaab ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah u furay Tartanka Bisha Ramadan […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xalay si rasmi ah u furay Tartanka Bisha Ramadan Ee Degmooyinka Dalka Soomaaliya.

Muungaab ayaa aad ugu amaanay Radio Dalsan doorka ay ka qaadaneyso Horumarinta Waxbarshadda Dalka.

- Advertisement -

Gudoomiye Muungaab ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah u furay Tartanka Bisha Ramadan Ee Radio Dalsan.

Latest stories