HomeWararTobaneeyo qof oo ku geeriyootay dagaal dhex marayo Beelo ka soo jeeda...

Tobaneeyo qof oo ku geeriyootay dagaal dhex marayo Beelo ka soo jeeda Soomaalida-Kenya

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Madaxa Ammaanka ee Gobalka Mandheera, ayaa sheegay in ugu yaraan 14 qof lagu dilay dagaal beeleed ka soo dhex cusboonaaday labo beelood oo wada deggan W/bari Kenya.

Kooxo aad u hubeysan ayaa la sheegay inay xalay weerareen Tuulladda Jeriko, halkaasi oo lagu dilay 9 qof.

Dhinaca kale, maalintii Talaadada ee la so odhaafay 5 qof oo isku qoys ah ayaa waxaa lagu dilay Tuulladda Wari Waalo oo 10-Km u jirta xuduudka Kenya la wadaagto Ethiopia.

Iska horimaadyadaasi oo socday labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaan waxaa la sheegay in lagu dilay dad u badnaa xoolo-dhaqato.

Dhinaca kale, Mas’uuliyiinta Mandheera ayaa sheegay inay hub-ka-dhigis ku samayn doonaan Maleeshiyo-beeleedyadda hubeysan ee ku sugan deegaanadda ay colaaduhu ka socdaan.
© Warqabadka Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories