HomeWararSomalia oo ka mid noqotay dalalka ugu badan oo ay Barakacayaasha...

Somalia oo ka mid noqotay dalalka ugu badan oo ay Barakacayaasha ku nool yihiin

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ku-dhawaad 60 million oo qof oo ku nool daafaha Caalamka ayaa la sheegay inay ku barakaceen dagaalladda. Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa maanta soo saartay Warbixin Sannadeedka Dhaqdhaqaaqyadda Caalamka, oo ay kaga hadashay dadka qaxootiga iyo kuwa Barakacayaasha uu saameeyey colaadaha. In ka  badan Kala-bar dadka barakacay ayaa waxa saamayn ku yeeshay  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhawaad 60 million oo qof oo ku nool daafaha Caalamka ayaa la sheegay inay ku barakaceen dagaalladda.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa maanta soo saartay Warbixin Sannadeedka Dhaqdhaqaaqyadda Caalamka, oo ay kaga hadashay dadka qaxootiga iyo kuwa Barakacayaasha uu saameeyey colaadaha.

- Advertisement -

In ka  badan Kala-bar dadka barakacay ayaa waxa saamayn ku yeeshay  xiisadaha colaadeed ee ka dhacay dalalka Somalia, Syria iyo Afganistan.

Warbixinta oo loogu magac daray Global Trends Reports ayaa lagu sheegay in sannadkii hore, celcelis ahaan 42,500 oo qof ay maalin kasta noqdaan Qaxooti, Magangelyo-doon iyo Barakacayaal.

Warbixinta waxaa kaloo lagu xusay in 19.5 million oo Qaxooti ku nool yihiin meelo ka baxsan dalalkooda, iyadoo 5.1 million ay yihiin dad u kala dhashay dalalka Somalia, Syria, Falastiin iyo Afganistan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxa Hay;adda UNHCR, Antonio Guterres ayaa ugu baaqay Beesha Calaamka inay qaadaan mas’uuliyadda badbaadinta Qaxootiga iyo Barakacayaasha uu saameeyo dagaalladda ka dhacay qaar ka mid ah dalalka calamka.

Bishan June 20-da waxaa Calaamka sannad kasta looga dabaal degaa Maalinta Qaxootiga Adduunka (World Refugee Day), wuxuuna dabaaldega sannadkan ku soo aaday iyadoo ay Kumanaan Qaxooti ku geeriyoodeen Tahriibka ay ku maraan Lama-degaannadda iyo Baddaha.

© Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts