HomeWararOrod-yahanka Somali-Britishka, Mo Farah oo khatar ugu jira in laga joojiyo Tartamadda

Orod-yahanka Somali-Britishka, Mo Farah oo khatar ugu jira in laga joojiyo Tartamadda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Orod-yahanka Somali-Britishka, Mo Farah ayaa la sheegay inuu ku guul-daraystay inuu maro baaritaanadda dhinaca Draoogadda ee laga doonayo inuu sannadkiiba labo jeer maro baaritaanadaasi. Wararku waxay sheegayaan inuu Mo Farah ku guul-daraystay inuu labo jeer maro baaritaanadda Tartankii Orodadada London lagu qabtay sannadkii 2012-kii. Waxa kaloo uu Orodyahankaasi ka baaqsaday inuu maro baaritaannadda dhinaca isticmaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Orod-yahanka Somali-Britishka, Mo Farah ayaa la sheegay inuu ku guul-daraystay inuu maro baaritaanadda dhinaca Draoogadda ee laga doonayo inuu sannadkiiba labo jeer maro baaritaanadaasi.

Wararku waxay sheegayaan inuu Mo Farah ku guul-daraystay inuu labo jeer maro baaritaanadda Tartankii Orodadada London lagu qabtay sannadkii 2012-kii.

- Advertisement -

Waxa kaloo uu Orodyahankaasi ka baaqsaday inuu maro baaritaannadda dhinaca isticmaalka Dawooyinka sannadihii 2010-kii iyo  2011-kii.

Waxay Baarayaasha dib u eegayaan Xogta daawooyinka ee Mo Farah, haddii laga heli karo wax caddaymo ah.

Mo Farah weli laguma oogin kiiskaasi, balse waxa uu muteysan karaa in muddo afar sanno ah laga mamnuuco Tartamadda Orodka.

- Advertisement -

Tababaraha Mo Farah oo lagu magacaabo Alberto Salazar iyo Gacan-yarihiisa Galen Rupp ayaa waxa haatan lagu tuhunsan yahay eedeymahaasi, inkastoo ay beeniyeen.

Dhinaca kale, Mo Farah  ma ordin tan iyo markii Tababarihiisa lagu soo oogay eedeynahaasi, balse waxa uu shalay xaqiijiyey inuu bisha July 17-da dib ugu soo laaban doono Monaco.

Waxa uu dhamaysan doonaa Shirka Naadiga The Monaco Diamond League, halkaasi oo sannadkii 2011-kii ku jebiyey Rekoordka Orodka 1,500 mitir ee Britian.

Labo sanno kadib, waxxa uu dhigay Rekoodhka cusub ee Orodka 1,500 mitir ee Qaaradda Europe.

Xigasho: The Mirror

© Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts