HomeWararBoliska Kenya oo lacag dul-dhigtay nin u dhashay dalka Jarmalka oo ay...

Boliska Kenya oo lacag dul-dhigtay nin u dhashay dalka Jarmalka oo ay sheegen inuu ka tirsan yahay Alshabaab

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ciiddanka Boliska ee dalka Kenya waxay maanta soo bandhigeen  Sawirka  Muwaadin u dhashay dalka Jarmalka oo ay sheegeen inuu ka mid ahaa Dagaalamayaasha Alshabaab ee dhawaan Milliteriga Kenya kula dagaalamay duleedka Degmadda Laamu.

Qoraal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inuu ninkaasi isagoo dhaawacan ka baxsaday goobtii lagu dagaalamay.

- Advertisement -

Waxay sheegeen inay abaalmarin lacageed oo dhan  10-million oo Lacagta Kenya Shillings siin doonaan ciddii keenta warar horseedi kara in la soo qabto Ninkaasi u dhashay dalka Jarmalka.

Boliska Kenya waxay sheegeen inuu ninkaasi hubeysan yahay, isla markaana uu khatar yahay.

Qoraalka ka soo baxay Boliska Kenya laguma sheegin magaca ninka Jarmalka ee ay Sawirkiisa u soo bandhigeen Saxaafadda.

- Advertisement -

Xigasho: Star

Links http://the-star.co.ke/news/sh10-million-bounty-german-terror-suspect-who-fled-sunday-lamu-attack#sthash.yUmqHLI5.dpbs

Latest stories