HomeWararMadaxweyne Hassan Sheekh oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM...

Madaxweyne Hassan Sheekh oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM iyo Madaxda Dowladaha ay Ciiddamadda ka joogaan Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu magaalladda Johannesburg ee dalka K/Afrika kula kulmay Ku-xigeenka Xogahayaha Guud ee QM, Jan Eliasson. Madaxweynaha iyo Mas’uulkaasi waxay ka wada hadleen xaalladda guud ee Somalia, gaar ahaan dhinacyadda Siyaasadda, Amniga iyo Xaalladda Aadminimo. Waxa uu Madaxweynaha uga mahadceliyey QM taageeradda joogtadda ee ay siiyaan Ummadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu magaalladda Johannesburg ee dalka K/Afrika kula kulmay Ku-xigeenka Xogahayaha Guud ee QM, Jan Eliasson.

Madaxweynaha iyo Mas’uulkaasi waxay ka wada hadleen xaalladda guud ee Somalia, gaar ahaan dhinacyadda Siyaasadda, Amniga iyo Xaalladda Aadminimo.

- Advertisement -

Waxa uu Madaxweynaha uga mahadceliyey QM taageeradda joogtadda ee ay siiyaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan daadaalladda lagu soo celinayo Haykalka Dowladnimo iyo  soo-celinta Nabadda.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa la filayaa inuu la kulmo Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammadooda ka joogaan Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM.

Dhinaca kale, Shirka Madaxda ee Afrika ayaa waxa uu maanta galay maalintiisa Labaad, waxayna hoggaamiyayaasha ka wada hadli doonaan Ajendayaasha  ay ka midka yihiin:- Hiigsiga 2063 ee horumarinta haweenka Afrika, Nabadgelyada, La-dagaalanka Alshabaab iyo Boko Haram,iskaashiga dhaqaalaha , maalgashiga iyo horumarinta adeegyada bulshada ee qaaradda Afrika.

- Advertisement -

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts