HomeWararDowladda Soomaaliya oo Maanta qaadeysa Imtixaanaadka Dugsiyadda Sarre

Dowladda Soomaaliya oo Maanta qaadeysa Imtixaanaadka Dugsiyadda Sarre

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ayaa Maanta qaadeysa Imtixaanaadka Dugsiyadda Sarre muddo 25 sanno kadib markii uu Dalka galay Dagaaladii sokeeyay.

Imtixaanaadka ayaa laga qaadi doonna arday Dugsiyadda sarre Ee Ku Yaalla goobaha ay Dowladda ka maamusho Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Daladdaha Waxbarashada qaar kamid ah ayaa weli dhaliilsan nidaamka Dowladda ay u soo martay Qaadista Imtixaanaadka Dugsiyadda Sarre.

Laba Cisho ka hor ayaa lagu waday in la qaado Imtixaanaadkan balse Dowladda ayaa dib u dhigtay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories