HomeWararNin Somaali oo madaxa looga jaray W/bari Kenya

Nin Somaali oo madaxa looga jaray W/bari Kenya

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Marxuumkaasi oo la oran jirey Wardheere Cali, ahaana aabe 7 carruur leh ayaa waxaa maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla Degmadda Lafeey ee Gobalka Mandhera.

Gabar uu dhalay Marxuumkaasi ayaa aragtay maydka aabaheeda oo madaxa laga jaray, xilli ay doonaysay inay u diyaariso quraac.

Qoyska Marxuumka, waxay codsadeen in Dembiilayaasha la hor keeno Sharciga, iyagoo sheegay inuu Marxuumku xanuunsanaa, isla markaana uu ka soo laabtay Mandheera, si uu u dhamaysto daaweyntiisa.

Dhakhaatiirta Isbitaalka Deegaanka Lafey ayaa baarayo maydka, waxayna sheegeen inuu Marxuumka halgan dagaal u galay si uu isaga difaaco kuwii maqarka surka kaga jaray.

Ku-xigeenka Taliyaha Ammaanka ee Deegaanka Lafey, Joseph Maina ayaa sheegay inay wadaan baaritaan, wuxuuna xusayin ciiddamo dheeraad ah la dhigi doono Deegaanadda Lafeey iyo Bula Alunga.

©Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories