HomeWararWasiirka Cadaaladda Puntland oo Iscasilay

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo Iscasilay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Cadaaladda Maamulka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Maanta iscasilay Xilkasi kadib Shir Jaraa’id oo ku qabtay Magaaladda Garoowe. Iscasiladda Wasiirka ayaa timid kadib markii uu xoogeystay khilaaf weyn oo u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiim Camey. Madaxda Puntland weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin iscasiladda Wasiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda Maamulka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Maanta iscasilay Xilkasi kadib Shir Jaraa’id oo ku qabtay Magaaladda Garoowe.

Iscasiladda Wasiirka ayaa timid kadib markii uu xoogeystay khilaaf weyn oo u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiim Camey.

- Advertisement -

Madaxda Puntland weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin iscasiladda Wasiirka Cadaaladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts