HomeWararMarkabkii Waday Ku Dhawaad 3kun Oo Qaxooti Soomaaliyeed oo Gaaray Boosaaso

Markabkii Waday Ku Dhawaad 3kun Oo Qaxooti Soomaaliyeed oo Gaaray Boosaaso

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa la shaaciyay in uu gaaray markabkii dowladda Soomaaliya ay u dirtay inuu soo daabulo qaxootiga soomaaliyeed ee ka soo cararaya dagaalada wadanka yemen. Markanka ayaa la shaaciyay in ay saaran yihiin ku dhawaad 3 kun oo qaxooti soomaaliyeed. Qunsulka guud ee safaarada soomaaliya ee yemen Axmed Cabdi Xasan ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa la shaaciyay in uu gaaray markabkii dowladda Soomaaliya ay u dirtay inuu soo daabulo qaxootiga soomaaliyeed ee ka soo cararaya dagaalada wadanka yemen.

Markanka ayaa la shaaciyay in ay saaran yihiin ku dhawaad 3 kun oo qaxooti soomaaliyeed.

- Advertisement -

Qunsulka guud ee safaarada soomaaliya ee yemen Axmed Cabdi Xasan ayaa sheegay in dadkaasi oo isugu jira caruur, haween iyo duqow ay ku guuleesteen in ay kasoo saaraan dhibaatada ka sii socota wadanka yemen.

Waa tiradii ugu badneen oo qaxooti soomaaliyeed ay dowladda soomaaliya gacan ka geesatay in laga soo qaado gudaha wadanka ay hareeyeen dagaalada ee yemen.

Latest stories