HomeWararCiidamadda NISA Oo Howlgalo Ka Sameeyay Degmadda Hodan

Ciidamadda NISA Oo Howlgalo Ka Sameeyay Degmadda Hodan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidamadda amaanka ee dowladda federaalka soomaaliya ayaa howlgalo baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka tirsan degmadda hodan ee gobolka banaadir. Howlgalka ayaa waxaa fulinayay ciidamada NISA kuwaas oo guri guri u baaray xaafado ka tirsan degmadda Hodan. lama shaacin tirada lagu soo qabtay howlgalkaasi balse baaritaanada ayaa lagu sheegay mid lagu xaaqiijinayay amaanka caasimada dalka.

- Advertisement -

Ciidamadda amaanka ee dowladda federaalka soomaaliya ayaa howlgalo baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka tirsan degmadda hodan ee gobolka banaadir.

Howlgalka ayaa waxaa fulinayay ciidamada NISA kuwaas oo guri guri u baaray xaafado ka tirsan degmadda Hodan.

- Advertisement -

lama shaacin tirada lagu soo qabtay howlgalkaasi balse baaritaanada ayaa lagu sheegay mid lagu xaaqiijinayay amaanka caasimada dalka.

Latest stories