HomeWararMadaxweyne Xasan "Maamul Yar Oo Sameysmay Ma Aqoonsana Caalamka"

Madaxweyne Xasan “Maamul Yar Oo Sameysmay Ma Aqoonsana Caalamka”

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta ula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada dalka. Xasan sheekh maxamuud arimaha uu kaga hadlay shirkiisa jaraa’id waxaa ka mida xaalada amaan ee dalka,warar maalmihii dambe soo shaacbaxay oo ku aadanaa in isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiirada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta ula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada dalka.

Xasan sheekh maxamuud arimaha uu kaga hadlay shirkiisa jaraa’id waxaa ka mida xaalada amaan ee dalka,warar maalmihii dambe soo shaacbaxay oo ku aadanaa in isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiirada iyo maamulada ka sameysmaya dalka.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka ayaa shaaciyay in caalamka uusan aqoonsaneen maamul yar oo sameysmay balse uu garanayo dowlad dhameystiran.

” Caalamku ma yaqaano qabiil heer hebel la yiraahdo, hogaamiye kooxeed ma yaqaano, maamul yar oo gobol yar ka sameysmay ma yaqaano caalamku waxaa uu yaqaanaa dowladd qaran oo kaliya” Ayuu yiri madaxweyne xasan sheekh maxamuud.

Latest stories