HomeWararDhageyso: AMISOM Oo Lagu Eedeyay in Degmadda Buurhakaba ay ku gubeen Gaadiid...

Dhageyso: AMISOM Oo Lagu Eedeyay in Degmadda Buurhakaba ay ku gubeen Gaadiid Xamuul ah

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

laba gari oo xamuul ahaa kana baxay magaalada muqdsho oo kusii jeeday degmada buur hakaba ee gobolka baay ayna lahaayeen ganacsato soomaaliyeed ayaa ku bas beelay degmadaasi, kadib markii ay si ula kac ah madaafiic ugu dhufteen ciidamada AMISOM ee degaanadaasi kusugan sida ay kudoodeen milkiilayaashii gaadidkaasi iyo hantidii ay wadeen.

xasan maxamuud macow iyo yuusuf xuseen awmaxamuud oo kala lahaa labadaa gaari ee lagubay iyo ganacsade axmed xaaji ibraahim oo looyaqaano saaldo ahaana milkiilihii lahaa hantida gaadiidkaasi uu siday oo midkiiba uu ku sheegay inkabadan $34000  ayaa iyaga oo uwaramay idaacadda dalsan waxay ka dalbadeen ciidamada AMISOM in ay jawaab ka bixiyaan falkaasi kudhacay.

dhinaca kalana dowlada federaalka soomaaliya oo iyada shacabka masuuliyad gaar ihi ay kasaarantahay waxay ka dalbadeen in ay xuquuqda kamaqan si sharci ah ugusoo dhiciso Ciidamada Amisomna Looga Qaado Magdhaw.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories