HomeWararDagaal Culus oo Xalay Ka dhacay Duleedka Buurhakaba

Dagaal Culus oo Xalay Ka dhacay Duleedka Buurhakaba

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Al Shabab iyo kuwa Itoobiya ayaa Xalay ka dhacay Duleedka Degmadda Buurhakaba Ee Gobolka Baay. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Kooxda Al Shabab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidamadda AMISOM ah gaar ahaan kuwa Itoobiya. Khasaaro badan ayaa la soo warinayaa in Dagaalkasi uu ka dhashay Waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Al Shabab iyo kuwa Itoobiya ayaa Xalay ka dhacay Duleedka Degmadda Buurhakaba Ee Gobolka Baay.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Kooxda Al Shabab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidamadda AMISOM ah gaar ahaan kuwa Itoobiya.

- Advertisement -

Khasaaro badan ayaa la soo warinayaa in Dagaalkasi uu ka dhashay Waxana Wararka qaar ay sheegayaan in Gawaari dagaal looga gubay Ciidamadda Itoobiya.

Gudoomiyaha Buurhakaba oo la hadlay Dalsan waxa uu ka gaabsaday inuu faah faahin badan ka bixiyo Dagaalka balse waxa uu shaaciyay inuu khasaaro jiri karo.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts