HomeWararDeg Deg: Dibad Bax Looga soo horjeedo AMISOM oo ka Bilawday Garbaharey

Deg Deg: Dibad Bax Looga soo horjeedo AMISOM oo ka Bilawday Garbaharey

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Dibad bax Xoogan oo looga soo horjeedo Ciidamadda AMISOM ayaa imminka ka socda Magaaladda Garbaharey Ee Gobolka Gedo.

Dibad baxayaasha ayaa Ka Careysan dil maalin ka hor Ciidamada AMISOM ay u geysten Nin khaadka ka ganacsan jiray oo Magaciisa lagu sheegay Adan Dhubad.

Wax rabshadaha lama soo warin ilaa iyo imminka waxa ay banaan baxayaashana isugu soo baxeen Xaafadaha Magaalada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories