HomeWararCiiddamo ka socda dalka Burundi oo ku soo fool leh Muqdisho

Ciiddamo ka socda dalka Burundi oo ku soo fool leh Muqdisho

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Maman S. Sidikou ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wargeyska Inner City Press ee dalka Maraykanka.

Maman S. Sidikou waxa uu tilmaamay in 1,000 Askari oo ka socda Ciiddanka Burundi bishan 10-da ilaa 18-da soo gaari doonaan magaalladda Muqdisho, si ay ugu biiraan Hawlgalka AMISOM.

Ciiddankaasi ayaa la sheegay inay  beddeleen Guuto Burundian ah oo qeyb ka ahaa Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo dib ugu laabtay caasimadda dalkaasi ee Bujunbuura.

Ciiddankaasi oo ay tiradoodu dhamayd 1828 Askari waxaa bishii hore May 30-dii  la guddoonsiiyey Billado Hawlkarnimo, kadib, markii ay dhamaysteen Waajibaadkii Shaqo ee ay ka hayeen Hawlgalka AMISOM.

Haweeneyda Ku-xigeenka u ah Ergayga Gaarka ee Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia,Lyda Wanyoto ayaa ciiddankaasi guddoonsiisay Billadaha, kadib, markii munaasabad loogu qabtay magaalladda

Ciiddanka la guddoonsiiyey Billadaha oo ka kala tirsan Guutooyinka 26-aad iyo 27-aad ayaa dhamaystay Hawlihii ay u joogeen Somalia.

Xigasho: Inner City Press

© Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories