HomeWararNin Somali Maraykan dhowr sanno ku xirnaa Yemen, oo u gacan galay...

Nin Somali Maraykan dhowr sanno ku xirnaa Yemen, oo u gacan galay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Afhayeenka Waaxda Arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka, Marie Elizabeth Harf  ayaa sheegtay inay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta Yemen weli ay gacanta ku hayaan Nin Somali Maraykan iyo labo Yemeni-Maraykan ah.

Waxay intaasi ku dartay inay socdaan dadaalo lagu doonayo in lagu sii daayo dadkaasi haysta Dhalashadda Maraykanka.

Ninka Somali Maraykanka ayaa la sheegay inuu muddo dhowr sannado ah u xirnaa Dowladda Yemen, kadib, markii lagu shakiyey inuu ka tirsan yahay Ururka Alqaacida.

Dagaalamayaasha Xuutiyiinta oo iyagu sannadkii hore qabsaday caasimadda dalkaasi ee Sanca ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Ninka Somali Maraykanka, inkastoo aysan sheegin sababaha rasmiga ee ay weli u haystaan Ninkaasi.

Dhinac kale, Dowladda Oman ayaa la sheegay inay kaalin ka qaadatay Dhexdhexaadin ay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta isbuucii hore ku sii daayeen Labo nin oo Maraykan ah oo mid ka mid ah  asal ahaan uu ka soo jeedo dalka Singapore

© Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories