HomeWararKulanka Sannadlaha ee AU-da oo ka firmay magaalladda Pritoria

Kulanka Sannadlaha ee AU-da oo ka firmay magaalladda Pritoria

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kulankaasi oo socon doona muddo labo maalmood ayaa la filayaa inay Madaxda go’aan kama dambeys ah guud ahaan xiisadaha ka taagan Qaaradda Afrika. Dhinaca kale, Caasimadda dalka Koonfurta Afrika ee Pritoria waxaa shalay ka furmay Shirweynaha sannadlaha ee Ururka Midowga Afrika (AU) , kaasi oo looga arrinsanayo xoojinta awoodda shaqo iyo horumarinta haweenka Afrika. Madaxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankaasi oo socon doona muddo labo maalmood ayaa la filayaa inay Madaxda go’aan kama dambeys ah guud ahaan xiisadaha ka taagan Qaaradda Afrika.

Dhinaca kale, Caasimadda dalka Koonfurta Afrika ee Pritoria waxaa shalay ka furmay Shirweynaha sannadlaha ee Ururka Midowga Afrika (AU) , kaasi oo looga arrinsanayo xoojinta awoodda shaqo iyo horumarinta haweenka Afrika.

- Advertisement -

Madaxa Golaha Wakiilladda Joogtadda ee Ururka Midowga Afrika, Albert Ranganai Chimbindi ayaa shir-guddoominayo Kulankaasi oo muddo labo maalmood socon doona.

Waxa uu sheegay in la joogo xilligii ay Dolwadaha Afrika aqoonsan lahaayeen sinnaanta ragga iyo haweenka, si natiijo  heer sare ah looga gaaro Dhaqaalaha iyo Horumarka.

“Waxaa waajib nagu ah inay haweenku yihiin in ka badan kala bar tiradda guud ee dadka Afrikaanka, isla markaana ay 75% yihiin kuwa ka shaqeeya wax-soo-saarka Beeraha” ayu uyiri Mas’uulkaasi.

- Advertisement -

Albert Ranganai Chimbindi oo ah Danjiraha dalka Zimbabwe uga wakiilka ah dalka Ethiopia, waxa uu sheegay inay jiraan dalal badan oo Afrikaan ah oo horey u hirgeliyey nidaamka sinnaanta ragga iyo haweenka.

Shirweynaha waxaa sannadkan Hal-ku-dheg looga dhigay “Sannadka Haweenka Afrika ee xoojinta iyo horumarinta ee Ajendaha Qaaradda Afrika ee sannadka 2063-ka.

© Warqabadka Dalsan Radio

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts