HomeWararAabe dilay wiilkiisa oo oohin badnaa

Aabe dilay wiilkiisa oo oohin badnaa

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Nin u dhashay dalka Uganda  oo lagu magacaabo Charles Ssekamate  ayaa la sheegay inuu wiil yar oo uu dhalay dilay 16 sanno ka hor.

Maxkamadda Rafcaanka ee Uganda ayaa xaqiijisay in Aabahaas Dilaaga ah xabsiga ku sii nagaan doono 32-sanno.

Aabaha ayaa ku dooday inuu wiilkiisa oo 2 jir ahaa dilay, kadib, markii uu u adkeysan waayey oohinta wiilka ee joogtada noqotay.

Maxkamadda ayaa sheegtay inuu aabahaasi bishii November ee sannadkii 1999-kii dilay wiilkiisa yaraa, kadibna uu maydkiisa ku riday tog biyo-mareen ah.

Maxkamadda Sare ee Uganda waxay sannadkii 1999-kii xukun dil ahaa ku riday ninkaasi oo deggan Tuulladda Mazzi ee duleedka Entebe .

Laakiin, Maxkamadda Rafcaanka ayaa haatan go’aamisay in Aabaha dilaaga ah lagu xukumay xabsi 32-sanno ah, oo uga bilaabanaysa bishii October ee sannadkii 2002-dii.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories