HomeWararJabahada ONLF oo soo dhaweysay labo Sarkaal oo ay Dowladda Ethiopia sii...

Jabahada ONLF oo soo dhaweysay labo Sarkaal oo ay Dowladda Ethiopia sii daysay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Jabhada Mucaarada dalka Ethiopia ee ONFL, ayaa soo dhaweyn sii deysmada labo xubood oo ay ku shegeen wadaxaajoodyaal oo dhawaad lagu Afduutay dalka kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi. Labada ruux ayaa waxaa magacyadood lagu kala sheegay Sulub Axmed iyo Cali Xuseen, kuwasoo ahaa sida Jabhada ay shegtay qubaro wadahadalo nabadeed waday. Wargeyska Sudan Tribune, ee […]

- Advertisement -

Jabhada Mucaarada dalka Ethiopia ee ONFL, ayaa soo dhaweyn sii deysmada labo xubood oo ay ku shegeen wadaxaajoodyaal oo dhawaad lagu Afduutay dalka kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi.

Labada ruux ayaa waxaa magacyadood lagu kala sheegay Sulub Axmed iyo Cali Xuseen, kuwasoo ahaa sida Jabhada ay shegtay qubaro wadahadalo nabadeed waday.

- Advertisement -

Wargeyska Sudan Tribune, ee kasoo baxa dalka Sudan,  ayaa waxaa lagu soo daabacay in saraakiil ka tisan Jabhada ONLF in ay shegeen in iminka labada sarkaal ay xuryihiin islamarkaan ay la joogaan qoosaskooda, kunool dalka Kenya.

Warsaxaafadeedka ayaa waxaa ay ku shegen in Sulub Axmed iyo Cali Xuseen la afduubtay bishii January ee sanadkii 2014 , xili ay ku sugnaayeen magaalada Mooyaale ee ku dhow xadka dalka Kenya.

Labo sarkaal oo ka tirsan ciidanka dowlada Kenya ayaa waxaa lagu eedeyay in ay ka dambeyeen afduubka, inkastoo ay mar danebe ay dafireen eedeymahaasi saraakiisha.

- Advertisement -

Qoraalka Jabhada waxa sidoo kale lagu sheegay markii la afdubtay labadaasi ruux bishii January ee sanadkii 2014, in loo qaaday dalka Ethiopia.

Tan iyo sanadkii 1970-kii ayaa waxaa jabhada ONLF ay dagaal kala soo horjeedaa dowlada Ethiopia.

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories