HomeWararDeg Deg: Dagaal Xoogan oo Ka Qarxay Magaaladda Dhuusamareeb

Deg Deg: Dagaal Xoogan oo Ka Qarxay Magaaladda Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb kadib markii Maleeshiyo ka tirsan Ahlu Sunna ay weerar kula Wareegeen Magaalada. Dagaal Xoogan ayaa imminka ka socda Magaaladda Dhuusamareeb sida uu ku soo waramayo Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Galguduud. Ma jirto faahfaahin badan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb kadib markii Maleeshiyo ka tirsan Ahlu Sunna ay weerar kula Wareegeen Magaalada.

Dagaal Xoogan ayaa imminka ka socda Magaaladda Dhuusamareeb sida uu ku soo waramayo Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Galguduud.

- Advertisement -

Ma jirto faahfaahin badan oo ku saabsan Dagaalkasi halkan kala soco Waxii ku soo kordha Dagaalkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts