HomeWararDeg Deg: Dagaal Culus oo Ka Bilawday Deegaanka Toratorow

Deg Deg: Dagaal Culus oo Ka Bilawday Deegaanka Toratorow

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Dagaal xoogan ayaa goor dhaw ka qarxay Deegaanka Toratorow Ee Gobolka Shabeeladda Hoose kadib markii ay Weerar Culus ku qaadeen Kooxda Al Shabab. Ila Wareedyo ka tirsan Dadka Deegaanka ayaa u sheegay Radio Dalsan dagaalka oo aad u xoogan uu ka socda Deegaanka Toratorow. Waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon karta insha allah.

- Advertisement -

Dagaal xoogan ayaa goor dhaw ka qarxay Deegaanka Toratorow Ee Gobolka Shabeeladda Hoose kadib markii ay Weerar Culus ku qaadeen Kooxda Al Shabab.

Ila Wareedyo ka tirsan Dadka Deegaanka ayaa u sheegay Radio Dalsan dagaalka oo aad u xoogan uu ka socda Deegaanka Toratorow.

- Advertisement -

Waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon karta insha allah.

Latest stories