HomeWararCarruurta ku nool wadamo ay Somalia kamid tahay oo mar kale khatar...

Carruurta ku nool wadamo ay Somalia kamid tahay oo mar kale khatar ugu jiraan faqriga

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Agaasimaha xiriirka hey’adda QM  ugu qaabilsan dhinaca carruurta ee UNICEF Paloma Escudero, oo wareysi siiyay wakaallaa wararka dalka Shiinaha ee Xinhua, ayaa waxa uu sheegay in carruurta ku nool wadamada Nigeria Somalia iyo koonfurta Sudan, in ay ku jiraan  Faqrinimada. Waxa  uu carabka ku dhuftay, in carruurta ku nool wadamadasi, aysan helin, nafaqo ku filan, […]

- Advertisement -

Agaasimaha xiriirka hey’adda QM  ugu qaabilsan dhinaca carruurta ee UNICEF Paloma Escudero, oo wareysi siiyay wakaallaa wararka dalka Shiinaha ee Xinhua, ayaa waxa uu sheegay in carruurta ku nool wadamada Nigeria Somalia iyo koonfurta Sudan, in ay ku jiraan  Faqrinimada.

Waxa  uu carabka ku dhuftay, in carruurta ku nool wadamadasi, aysan helin, nafaqo ku filan, waxbarasho, iyo adeegyo caafimaad intaba.

- Advertisement -

Warbixinta hey’adda UNICEF, ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in carruurtaasi ay u baahan yihiin fursado, waxaana ay ugu baaqeen wadamada caalamanka in ay taageero ay muujiyaan.

Tiro-koobkii ugu dambeyay ee ay Bangiga Adduunka, ayaa waxaa lagu cadeeyay in 1 Million oo ruux  oo ku nool wadamada aduunka uu dakhliga soo gala maalintii uu yahay 1.25 dollars.

Hay’adda  QM ugu qaabilsan dhinaca carruurta ee UNICEF, ayaa waxaa ay ka howgll-gashaa 190 wadan oo ka mid ah Caalamka.

- Advertisement -

© Warqabadka Dalsan Radio

 

Latest stories