HomeWararNin Somali Maraykan beeniyey inuu ku lug lahaa fal lagu dilay nin...

Nin Somali Maraykan beeniyey inuu ku lug lahaa fal lagu dilay nin kale

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Mohamed Mohamoud oo deggan Degmadda Portland ee duleedka New York ayaa la sheegay inuu iskiisa isugu soo dhiibay Maxkamadda Cumberland County Courthouse oo ku talla  Portland, kadib, markii uu Garyaqaankiisa kula taliyey go’aankaasi. Eedeysanaha ayaa lagu tuhusna yahay inuu ku lug lahaa dilka nin la oran jirey Charled Raybine oo lagu dilay Biddeford. Dilkaasi ayaa […]

- Advertisement -

Mohamed Mohamoud oo deggan Degmadda Portland ee duleedka New York ayaa la sheegay inuu iskiisa isugu soo dhiibay Maxkamadda Cumberland County Courthouse oo ku talla  Portland, kadib, markii uu Garyaqaankiisa kula taliyey go’aankaasi.

Eedeysanaha ayaa lagu tuhusna yahay inuu ku lug lahaa dilka nin la oran jirey Charled Raybine oo lagu dilay Biddeford.

- Advertisement -

Dilkaasi ayaa lala xiriirinayo iska horimaad kooxaha ganacsada Daroogadda bishii March 26-dii ee sannadkii 2013-kii ku dhex maray Dehmadda Biddeford.

Kiiskaasi waxaa horey loogu soo xiray John Lopez oo 20-jir ah iyo Bub Peter oo isaga la xiray wax yar kadib, markii ay toogashadda dhacday.

Garsoore Paul Frizsche ayaa amray in Eedeysane Mohamed Mohamoud damiin la’aan lagu sii hayo Xabsiga New York tan iyo inta uu Garyaqaankiisa ka codsanayo in lagu sii daayo damiin.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska ayaa sheegay inay amarka xiritaanka u jareen Mohamed Mohamoud, kadib, markii la arkay qoraal SMS ah oo ay isweydaarsadeen John Lopez iyo Bub Peter.

Waxay kaloo Boliska sheegeen inay Mohamed Mohamoud baadi-goobayeen ilaa bishii April ee sannadkan, wax yar kadib, marka laga sii daayey Xabsiga Cumberland  ee Portland.

Xigasho:- pressherald.com

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories