HomeWararDowladda Talyaaniga oo laga codsaday inay taageero ka geystaan Dib-u-dhiska Awoodda...

Dowladda Talyaaniga oo laga codsaday inay taageero ka geystaan Dib-u-dhiska Awoodda Ciiddanka Qaranka Somalia ee SNF

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiiru-dowlaha Maaliyadda ee dalka Uganda, Gabriel Ajedra ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabadda Maalinta Qaranka Talyaaniga oo lagu qabtay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Wasiirku waxa uu sheegay inay Dowladda Talyaaniga ka qaadan karto door dhexe oo aad muhiim ah sidii taageero looga geysan lahaa dadaalka loogu jiro Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka Somalia (Somali National Forces (SNF). […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru-dowlaha Maaliyadda ee dalka Uganda, Gabriel Ajedra ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabadda Maalinta Qaranka Talyaaniga oo lagu qabtay caasimadda dalka Uganda ee Kampala.

Wasiirku waxa uu sheegay inay Dowladda Talyaaniga ka qaadan karto door dhexe oo aad muhiim ah sidii taageero looga geysan lahaa dadaalka loogu jiro Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka Somalia (Somali National Forces (SNF).

- Advertisement -

“Uganda waxay doonayaan inay Dowladda Talyaaniga kordhiso  taageeradaasi iyo in la xoojiyo Taliska iyo Nidaamka Kontoroolka ee Ciiddanka Qaranka Somalia” ayuu yiri Wasiiru-dowlaha Maaliyadda Uganda.

Dowladda Talyaaniga waxay yabooh dhaqaale ka geystaan Mushaaraadka Ciiddanka AMISOM, inkastoo aysan Ciiddanka Somalia si toos ah uga taakuleynin dhinaca Dhaqaalaha.

Xigasho: New Vision

- Advertisement -

© Warqabadka Dalsan Radio

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts