HomeWararJaamacadda Carabta oo Ku Baaqday in La Taageero Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti

Jaamacadda Carabta oo Ku Baaqday in La Taageero Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Xoghayaha Guud Ee Ururka Jaamacadda Carabta Nabiil Al Carabi ayaa ku baaqay in si deg deg ah dhinaca Bini’aadanimada looga caawiyo Wadamadda Soomaaliya iyo Jabuuti oo ay ku sugan yihiin Qaxooti badan oo ka soo cararay Dalka Yemen.

Nabiil Al Carabi ayaa hadalkan sheegay kadib markii uu shalay la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Masar ahna Wakiil Joogtada ee Soomaaliya u fadhiya Jaamacadda Carabta Cabdullahi Xasan Maxamuud.

Kulankasi kadib War Saxafadeed uu soo saaray Nabiil Al Carabi ayaa lagu sheegay in Jaamacadda Carabta ay diyaar u tahay iney qaado talaabo kasta oo lagu taageerayo Xaaladda Dhinaca Bini’aadanimadda Ee imminka ka jirta Dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories