HomeWararHowlgal Lagu Soo qabtay 155 qof oo Xalay Laga Sameeyay Ceelasha Biyaha

Howlgal Lagu Soo qabtay 155 qof oo Xalay Laga Sameeyay Ceelasha Biyaha

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay Howlgal culus waxa ay ka sameeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Caasimada Muqdisho. Ciidamadda ayaa Howlgalkasi ku soo qabqabtay Dad badan oo gaaraya 155 qof oo dhamaantood la sheegay in lagu sameyn doono Baaritaan xoogan. Cidamadda Dowlada oo Garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa marwaliba ka […]

- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay Howlgal culus waxa ay ka sameeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Caasimada Muqdisho.

Ciidamadda ayaa Howlgalkasi ku soo qabqabtay Dad badan oo gaaraya 155 qof oo dhamaantood la sheegay in lagu sameyn doono Baaritaan xoogan.

- Advertisement -

Cidamadda Dowlada oo Garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa marwaliba ka sameeya goobaha ay ka arimiyan Howlagalo ay ku sheegaan in Amniga lagu Xaqiijinayo.

Latest stories