HomeWararRag lala xiriirinayo Alshabaab oo la sheegay inay canshuur-qaadis ka bilaabeen gudaha...

Rag lala xiriirinayo Alshabaab oo la sheegay inay canshuur-qaadis ka bilaabeen gudaha dalka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Iyadoo ay Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab dhawaan la wareegeen Tuullo 9 mayl oo keliya u jirta Saldhig ay Milliteriga Kenya ku leeyihiin duleedka Mandheera ayaa waxaa soo baxayo inay Dagaalamayaal lala xiriirinayo Alshabaab gaareen Degmadda Isiyoolo ee W/galbeed Kenya. Hoggaamiyayaal Dhaqameedyo ka soo jeeda Isiyoolo ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya inay baaritaan ku sameeyeen rag […]

- Advertisement -

Iyadoo ay Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab dhawaan la wareegeen Tuullo 9 mayl oo keliya u jirta Saldhig ay Milliteriga Kenya ku leeyihiin duleedka Mandheera ayaa waxaa soo baxayo inay Dagaalamayaal lala xiriirinayo Alshabaab gaareen Degmadda Isiyoolo ee W/galbeed Kenya.

Hoggaamiyayaal Dhaqameedyo ka soo jeeda Isiyoolo ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya inay baaritaan ku sameeyeen rag hubeysan oo lala xiriirinayo Alshabaab, kuwaasi oo la sheegay inay lacago canshuur ah ka qaadayaan Dadka Deegaanka.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay inay  Alshabaab  ilaalo ka hayaan  Tuullada Warankara, isla markaana ay dadka u wacdiyaan.

Dhinaca kale, Siyaasi ka soo jeeda Isiyoolo, oo lagu magacaabo Nuura Bilaa ayaa sheegay in lacagaha ay Alshabaab qaadayaan u adeegsan karaan Hawlgalladda ay ka wadaan gudaha Kenya, waa sida uu hadalka u yiri.

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories