HomeWararQaar ka mid ah Beesha waceysle oo qaadacday shirka Maamul u sameynta...

Qaar ka mid ah Beesha waceysle oo qaadacday shirka Maamul u sameynta gobolada dhexe

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo siyaasiyiin ka tirsan Beesha Waceysle ayaa maanta shir gaar ah waxay ku yeesheen Magaalada Muqdisho iyagoo ka soo saaray warsaxaafadeed loo qeybiyay bahda warbaahinta. Qaarkan ka mid ah Beesha Waceyle ayaa si kulul waxay uga hortamid shirka Maamul u sameynta Gobolada dhexe ee ka socda Magaalada Cadaado. Waxgaradka iyo […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo siyaasiyiin ka tirsan Beesha Waceysle ayaa maanta shir gaar ah waxay ku yeesheen Magaalada Muqdisho iyagoo ka soo saaray warsaxaafadeed loo qeybiyay bahda warbaahinta.

Qaarkan ka mid ah Beesha Waceyle ayaa si kulul waxay uga hortamid shirka Maamul u sameynta Gobolada dhexe ee ka socda Magaalada Cadaado.

- Advertisement -

Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Waceysle waxay sheegeen in xaqoodii la duudsiiyay iyagoo dega ilaa sedex degmo oo ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Odayaaashii ka hadlay shirka waxaa ka mid ah Nabadoon C/laahi Geedi Shadoor ,Nabadoon Ciise Macalin Maxamuud,Cabdule Maxamuud Maalin waxaana warsaxaafadeed u aqriyay  Cumar Cali Shaanbe .

Hadaba, beesha waceeysle oo ka mid ah beelweynte mudulood ayaa,u dulqaadan waayay hanaanka cadalaad darada ah ee u ku socdo shirka cadaado ee Maamul u sameynta Mudug Iyo
Galgaduud.warsaxafaedd warsaxafe

- Advertisement -

 DSC01037 DSC01041DSC01045

Latest stories