HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Danjireyaasha Turkiga iyo Mareekanka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Danjireyaasha Turkiga iyo Mareekanka

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magacaabay Danjireyaasha Dalka Soomaaliya u fadhin doona Wadamadda Turkiga iyo Mareekanka. Ila Wareedyo la hadlay Radio Dalsan oo aan fasax heysan  ayaa sheegay in Danjiraha Cusub ee Dalka Mareekanka loo Magacaabay Mudane Axmed Ciise Cawad,waxana uu buuxinaya Booskii uu baneeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid […]

- Advertisement -

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magacaabay Danjireyaasha Dalka Soomaaliya u fadhin doona Wadamadda Turkiga iyo Mareekanka.

Ila Wareedyo la hadlay Radio Dalsan oo aan fasax heysan  ayaa sheegay in Danjiraha Cusub ee Dalka Mareekanka loo Magacaabay Mudane Axmed Ciise Cawad,waxana uu buuxinaya Booskii uu baneeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

- Advertisement -

Sido kale Waxa Danjiraha Cusub Ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Turkiga loo Magacaabay Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo hore u soo noqday Taliyaha Hey’ad Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya.

Dowladaha Mareekanka iyo Turkiga ayaa taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories